(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Booliska Somalia

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed (Ameriko) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Danjire Xasan Xamsa Asad Haashim, waxayna ka wada hadleen arrimo badan oo quseeya Soomaaliya iyo Qatar. Taliyaha iyo Safiirka, ayaa si gaar ah uga wada hadlay siddii dawladda Qatar uga qeyb qaadan laheyd Tababarka, dhismaha … Continue reading (Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Booliska Somalia